nagu saabsan

Waxaan diiradda saarnaa dabaggalka iyo raadceynta aqoomeed ee arimaha Soomaalida iyo dunida. Waxaan halkan idinkala wadaagnaa arimaha Taariikhda, Afka, Dhaqaalaha, Diimaha iyo guud ahaan aqoonta iyo hadalhaynta xasaasiga ah .

“Faaloyinka iyo aragtiyada aqoonneed waa baahi aan iga dhamaanayn, fadlan aragti walba oo aqoon ku dhisan ila soo wadaag, wixii dhaliil ahna ha iga hagranin.”

satcuro

E-Mail: satcuro25@gmail.com

Leave a comment

SOMPUNTİTE

Design a site like this with WordPress.com
Get started